|
|
|
|
|
include("newsMaker.php"); ?>MUQDISHO IYO MAANTA
Intii ay bur burtay dowladii dhexe ee wadanka soomaaliye 1991 Soomaalida
ku nool
Magaalada Muqdisho markii aan
tusaale ahaan usoo qaato waxa ay
wajaheen
dhibaatoyin aad iyo aad u halisa,
magalada muqdisho waxa ka
talinayey qab
qablayaan qabiil oo aan lahayn
hadaf wadanimo laakiinse ay
lahayeen mowqif qabiil,
su aasha mesha tala waxa ay
ahayd shacab weynaha
Soomaaliyeed ee ku sugan
muqdisho
maxay ku qabeen soo if baxa
MAXAMIIMTA ISLAAMIGA AH
Shacabka muqdisho waxa ay tageero caalami ah siin jireen qabqablayaasha
waxa ay ku
takuleen jireen wiilashooda iyo
maalkooda markii wiilashoodana
ladhaawaco waxa ay
dhibta u talaa waliidiinta
dhalay. Maah maah ayaa ahayd
Tolkaa iyo kabtaaba dhexda
ayaa looga jiraa waa sida ay u
qateene,
Waxa jiray qoom quraankana lugu sheegay oo hurday 300 oo sano kadibna soo
baraarugay umada reer muqdisho
waa ay soo baraarugeen waxay soo
baraarugen markii
ay u dhalatay maxkamadihii
islaamiga ahaa ee ka talinayey
dhamaan koonforta
soomaaliya, Maxkamadaha waxa ay
soo celiyeen dhamaan nidaamkii
kala dabaystii
magalada muqdisho, waa tan
inbadan oo ku nool dibada iyo
gudaha soomaaliye ay
iswaydiiyaan lixdii bilood ee ay
maxkamaduhu hayeen oo u dhiganta
nabada la helay
lixdaas biloow muddo aad u badan
Maxaakima ugu muhiisanaa iyo Gobalada ay ka talin jireen waa sidan:-
:: Gobalka Banaadir. (Mogadishu)
Maxkamada Ifka Halane,waxa ay hoos tali jirtay
beesha Ceer
Ayaanle,Harbar-gidir,Hawiye,waxaana
madax ka ahaa Sheekh Xasan
daahir
Awees,ahana gudoomiyaha Golaha
Shuurada ee midowga maxaakimta
islaamiga.sidoo
kale maxkamada Huruwaa iyo Suuqa
xoolaha oo ka wada tirsan
dagmada Yaqshiid
waxa iska lahaa beesha Ceer
Maxkamada Al.Furqaan, waxa ay hoostagi jirtay beesha
Sacad,Habarg-idir,Hawiye.waxaana
madax ka ahaa, Mohamud Mohamed
Jimcaale(Cagawayne).
Maxkamada Shirkole,waxa ay hoos tagi jirtay beesha reer Xaaji
Saleebaan,Habar-gidir,Hawiye.waxana
madax ka ahaa Sheekh C/qaadir
Cali Cumar,ahna
Gudoomiye ku xigeenka Golaha
Fulinta ee maxaakimta islaamka
Maxkamada Dabaqeeyn,waxa ay hoostagi jirtay beesha
Dudublle,Habar-gidir,Hawiye,sidoo
kale maxkamada Warshada caanaha
waxa ay hoos
tagaysay isla beeshan Duduble.
Maxkamada Degmada Kaaran ee isla magaalada Mogadishu,waxa ay hoos tagi
jirtay
beesha, Wacbuudan,
Daa'uud,Abgaal, Hawiye, sidoo
kale beeshan Wacbuudhan waxa
hoostagi jirtay,Maxkamada
Degamada Madiina(Wadajir).
Maxkamda Toowfiiq,waxa ay hoostagi jirtay beesha Waceesle,Abgaal,Hawiye.
Maxkamada Siisii,waxa ay hoostagi jirtay beesha Mataan Cumar,Agoon
yare,waxaana
madax ka ahaa Sheekh Shariif
Sheek Axmed,ahna Gudooniyaha
Golaha Fulinta ee
maxakimta islaamiga.
Maxkamadaha Hararyaale,Dayniile iyo Gubta waxa ay hoostagi jireen
beesha,Murursadde,Hawiye.Maxkamda
Gubtana waxana madax ka ahaa
Abdalle Ali.
Maxkamda Degmada Yaqshiid, waxa ay hoos tagi jirtay beesha Harti
Abgaal,Hawiye.
Maxkamada Al.Hudda,waxa ayna hoostagi jirtay beesha Shiikhaal,Hawiye.
Maxkamada Tabuuk, waxa ay hoostagi jirtay beesha Baadi-cadde,Hawiye
Maxkamada Iskuulka Farasamda Gacanta ee Boolo tigninko,waxa ay hoos tagi
jirtay
reer shabelle(Somali Bantu)
Maxkamada Al.bayaan,waxa ay hoostagi jirtay beelaha Digil iyo mirifle
taaso ujeedadeedu ahayd in loo dhibo gobol kasta dadka u dhashay lehna
caqiida
islamaiga ah si ay ugu dhaqaan
kitaabka ALLE
dhami dagmooyinkas oo ay ka talin jireen wxay ku soo celiyaan NABAD aaan
dhihi
karo lama helin intii ay jirtay
dawladii GEN: MAXED SIYAD BARRE
eedaymihii ugu wayna ee lo soo jeedin jiray golaha maxaakiimta islaamiga
ee ka
jiray somalia waxay ahayd ayado
la odhan jiray
MAXKAMADUHU WA HAL QABIIL IYO waa qabiilo shaati kale so gashtay
hadaladaas oo somalida lagu yaqaan qofkii nabad horseedaba loo bixinayo
magac lagu
FAQUUQAYO tasoo ah waxa uu la
dagi la yahay dalkeenii
intii ay soo IF baxeen maxkamadihii islaamiga waxay marba marka ka
danbeeya lasoo
if baxayan hor u kac iyo sii
fididid ay ku si fidayaan dhami
gobolada somalia oo
aan oran karo waxay ay la
waregeen inta badana gacanta ku
dhigeen gobolada somalia
oo wax u harsanaa in lagu dhaqo
kitabka alle
taasoo surta gali wayday kadib markii ay qabqablayaasha dagaal ee aan ka
naxcayn
dalka iyo dadka somliyueed ay u
soo horkacen MANAXE TIGREE AH
oo bur burburiyey jirtiankii maxkamadihi islamiga ahaaa
dalkana u horseeday khal khalka u hada ku jiro ee in u EEBE naga saro
mahane aysan
naga saari karin ETHIOPIA .
waxaan dhihi karaa ragga madax da isku shegayah ee dalkeena keenay
ethiopia in aan
lka oran karin waa SOMALI ee aan
filayo in lagu tiriyo ETHIOPIA
iyo wax ka sii
lita waa CABDULAHI YOUSUF IYO
CALI GEDI sababto ah waa w ax
aan la qarin karin
lana dabooli karin dhibka ay
kawadaan ethiopia somaliya ee ay
malintii ay ugu
yartahay ay ku dilayaan dad ka
badan 20 ruux oo somali ah
taasoo ah wax ay wax
dana ugu jirin somaliya oo ay
tahay un WAX aan ku baa bayno
kaliya aysana wax
nabada la helay mudadii yarayd e ay jireen maxkamidahi islaamiga ah ee
waxaa ay
gaartay her qofkii qof dilay
uusan dhafin halkauu ku dilay ee
isla markas la soo
qabto lagana daba geeyo qofka uu
dilay
Taas oo ay hadi ay somalidu ku dhaqmi lahayd dhaqanaakaas aysan manta
nahaysaten
cuqubada EEBE ay haysata
dalkeena somalia
bye
QORAHA FAALADAN
MAXAED NUUR
caaqilka07@yahoo.com
|
|
Mareeg News Desk
Your
comment
|
|
|
|
|