Somali links
 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00
BBC SOMALI 4:0
 BBC Somali 18:00
 Radio Banadir
 VOA Somali 17:00
music
Inta Doqon fariid yahay,
 

Jaceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?
 
Waa maxay jaceyl?
Waa maxay daawada jaceylku?
 
Goorma ayaa la dareemaa jaceylka?
Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka     Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa  akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo
 
su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey,  Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!
 
Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN
 
Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna
 
murugo  hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga
 
jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-
sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa)  Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya
1- 
    mataha qof nolosha jecel ?
2-     matahay qof farxad jecel ?
3-     matahay qof wax jecel ?
4-     matahay qof la jecel yahay ?
5-     matahay qof farxad inu ku noolado jecel?
 
Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin  U dhoola cadee nolosha. Una qosol. Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya. Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed                     waxii war bixina
 
Qoraaga: faalada
Muna maxameda daahir Email:muna_maxamed@hotmail.com
Hargeisa s/land


 

  Mareeg News Desk

Your comment

 

 
News in English

U.S. considers putting Eritrea on terrorism list 17/08/07

Uganda is sending  250 Military advisers
 Somali oil bill targets former concession-holders15/07/07
Rights group" all sides in Somalia have violated international law"
Landmine kills Somalia Radio boss 11/08/07
Somalia: Government Shuts Down Radio Shabelle And Arrests Its Staff 10/8/07
Arab League denied Islamist Accusations9/08/07
ACivilian was killed during weapons search in Somali capita6/08/07
The chairman of the routed Union of Islamic Courts, Sheik Sharif Sheik Ahmed, in Asmara, Eritrea, denied
Somalian Abukar, 16, was cruelly hunted down on bikes by up to seven youths Daily mirror 03/08/07
Somali national army to integrate Puntland forces   SUDANTIBUNE02/08/07
Somalia: Church Leader Praises Interim Government's Quest for Peace 01/08/07
Exiled Somali Islamists defend their insurgency 31/07/07
Somali Islamists, government-allied troops clash 12/11/06


    ©2001-2007 Mareeg.com  ®All rights reserved.Mareeg Media Website Somalia
E-mail us: info@Mareeg.com
Email Us: news@Mareeg.com