Qiso layaab leh oo aad intan oga
boggan doontaan haddii Eebbe
idmo,Waxaanan ugu
tala gallay keliya Dadka
Xiiseeya arrimaha Jacaylka,aadna
ugu taxan ayadoo aan
filayao inaad aad uga heli
dontan markad gudahha u gashid
Qisadan xiisahah Badan
sheekadan waxay ka dhacday magaalada hargaysa ee ah magaalo madaxda dalka
s/land,
gar ahaan dagmada m/haybe.
xamda waxay ahayd wakhtigay sheekadan la soo daristay gabadh da,a yar oo
jirta 16
sano waxay ku dhalatay magaalada
hargaysa waxaanay
waxbarashadeedii ka bilawday
isla magaalda hargasya halkaas
oo ay ku soo qadatay wax
barashadea tii h/dhexe iyo
tii sare xamda waxay ahayd inaan
aan waxba ka aqoon jacayl iyo
waxa dhex mara wiil
iyo gabadh waxay ahayd gabadh
aan ka badin danteeda iyo tan
reerkooda ,hadaba
waxay sidaa ahaato ilaa mudo
waxa dhacday in ay is bartaan
wiil ay isku xaafad
ahaayeen oo la odhan jiray
maxamed, maxamed waxa uu ahaa
runtii wiil Allahi
aabuuray u ka dheereeyaay xumaan
iyo dhaliiloo idil,
waxa uu ahaa wiil qurux badan oo aad u dabeecad wanaagasan maxamed waxaa
uu ahaa
nin aqoon leh oo aan la hayn wax
balwad ah ama waxay dhalinta
kale isticmaalaan si
ay wakhtigooda u daayacaan,
hadaba xamda sidaad hore u soo
sheegay waxaba ka ma
garanayn jacayl,
balse waxay si kadisa uga hesha wiilkaa maxamed ah, waxa dhacaday in uu
wiilkiina
isna uu ka helo gabadhaa xamda
ah xamda waa gabadh dabeeda
ilaahay u dhaliyay oo
daacad had iyo jeer ugula
dhaqanta bulshada ay ku dhex
nooshahay hadaba maalin
maalimaha ka mida in ay xamda
soo dhex gasho dhalinyaro
xaafadaa oo iskugu jirta
wiilal iyo gabdho o iskugu yimdi
meel hadha wakhtigaa oo magaalad
hargaysa ay
ahayd kulayl
in ay halkaa ku kul maan xamda iyo maxamed oo maal mahaaba isku
la,aa wakhti ay
ku kulmaam xooga xishooda ahna
uu dhex yaalay labadoodaba
hadaba maxamed ayaan
waxa uu sameeyaay in uu kaco u
galo giriga uu dagaanaa oo la
hor fadhiyaay waxa
uu si dag dag ah uga oo qaaday
buug(book) waxaa uu si dhaqso ah
ugu qoray
dhambaal sidan u dhignaa
( walaal waanku salamay mid anan qiimaheda qiiyasi karaan xubnaha ay ka
soo
go,aday,
intaa kadib waxaan nahay laba
dhalinyaro ah o xafad ku waada
nool
hadana aan aqoon dheer isku
lahayn balse waxaan rabaa walaal
inaan xirrir kula
yeesho ee sedii u aragtaa. hadii
u ku qanciyay baaqayagu walaal
jawaab dag dag ah
aaan kaa helo. xamda waxan
rajaynayaa inaad iga qabasho
codsigayga telkaa fariin
iigu so dir 41++++)
sidaa ayaay u dhignayd dhambaalka Uu soo qoray wana uu soo baxay
waxanuu u
dhiibay xamda buugi uu ku soo
dhex riday waraaqda waanay ka
gudoontay ,
kadib waxay si dag daga u aaday xaafadoodii oo aan ka dhereen isla
goobtaa markay
gaadhay qolkedii waxay si dhaqso
ah u furtay buugii waxay ka dhex
heshay waraaqdii
gal ayaa k siijara waxaa
raagsato intay furaysay waxay
gadhay guntii waaraaqda
waxanaan akhriday qoraalkii ku
yaalay waxay la yaabtay daren ka
ku jiray ee ku
wajahnaa wiilkaa iyo
rabitaankiisa waxay ilaahay ugu
mahadisay sida uu ugu soo
fududeeyaay ,
xamda waxay garan wayday sida ay uga jawaabto waraaqda maadama ay
tay gabadh da,a
yar oo xishoonaysa jacayl ama
rabitankiisu uu ug horeeyo oo
mar mar isla yaaban
waxa ay daremayso ee hore uga
maqnaa waxay so qaatay mopile ,
waxayna go,aansatay
inay u qorto message(sms)
waayo xataa codkeea ayay kala baqaysaa waxay isleedahay dadka oo dhan way
ku
ogyiin waxaad samaysay, waxay u
qornayd sidan dhambaalkii ay
kaga
jawaabaysay(walaal salaan sare
iga hano, tan labad aad ayaan
ugu mahad santay
inaad igaga horeeyso waxaan soo
waday wanaan ku soo dhawaynayaa
ee dhankayaga hoo
kaagana iga adkee)
iyo ereyo naxariis iyo soo jiidasho ay ku jirto oo dabacsan waxay ku
qortay
nomebekii waraaqda ku qornaa
isla markiiba waa u so jawabaay
waxana ku qornaa
dhambaalaka ereyo ah (dookhaygan
kaahelay iyo kaagan iga daray
waa isla doonasho
illaah,)
iyo ereyo badan xamda isla markiiba waxay la dhacaday sida uu usoo
dhaweeyaay iyo
hanka uu u hayo xirrikeeda,
waxay sila markiiba ku soo dhacay niyadeeda heeso badan oo ay ka midtay
(naftayda
agtaadiyo aragaag jeceloo
indhahaa ku weheshaadaa,waan ku
doonayaayoo anogaba
daraadaa indhihii idaaloo naftaa
ku diyaaree hadmaan ku huunooy
kulmaynaa)
iyo qaar kale oo badan xamda waxay saadaali naysay aragtida maxamed iyo
waxay kala
kumi jacayl keeda curdinkaa
waxay sheekadu joogto baqasho
iyo telphone waxay
gaadhay kulan waji ka waji ah ah
kaasi oo uu soo qaban qaabiyaay
maxamed
xamda aya ka aqbashay iyado dheeraysanaysa wakhtiga inta laga gaadhayo
balanta
waxa la gaadhay habeenkii
balanta ,xamda waxay u labisatay
si aanay waligeed u
labisay xaafada waxay u sheegtay
in ay u socoto aroos ay leeday
gabadh ay isku
iskuul yihiin oo ay caawa
halkaaa ku soo daahayso waana la
fasaxay madama ay
ogaysiisay reeka meeshay ay u
socoto.
include("newsMaker.php"); ?>
Lasoco Cadadka Danbe ee Qisdaani Week gaani
Haduu Ilaahey Yiraahdo
WaxaanaUgaaga Bogan Doontaan
Indhahiina Iyo qalbigiina oo
Dagan Iyo Markaasi Baad Fahmi
Doontaan Macaha Qisadaani
NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa
Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan
Amar La,aana Lama daabacan
Karo........lamana Qaadan karo
ilaa ogulaasho Laga Helo Qoraaga
sheekada
Hadii aad Dooneyso ugu hagaaji Ciwaanadiisa Fariin Ama Waxii
Kusaabsan Qisadaani ...
Waa Qalinkii
Xamda cabdi nuur
x_love_n@hotmail.com
xamda_nuur@yahoo.co.uk
akhriste taladadu wa muhim e waxii talo iyo tusaale ah iigu soo hagaaji
e,mailada
aad kor ka aragtaan
mahadsanidiin
|
|