Burundo oo hal guuto ciidan ah u soo dirtay magaalada Muqdisho si ay ugu biiraan..
 
 

Subscripe on line news

Name:

Email:


War ka soo baxay dowladda Burundi ayaa .

waxaa lagu xaqiijiyay in hal guuto oo ciidamo ah in ay soo gaareen magaalada Muqdisho si ay ugu biiraan ciidamada Amisom.  Ciidamadan cusub ayaa waxaa ay ka dhigayaan shan kun askari ciidamada Amisom ee ku sugan dalka caasimadda Soomaaliya, Muqdsiho.

Afhayeen u hadlay dowladda Burundi ayaa waxaa uu sheegay in arrintan ay soo bilaabatay todobaadkii hore gudahiis saxaafaddana lagana qariyayay, maanta uu arrinta shaaca ka qaadayna ay soo gaba gabowday soo daabulidda guutadan cusub ee Amisom.

Ciidamada Amisom ayaa dowladda KMG waxaa ay ka saacidaan ilaalinta xarumo muhiim ah, mararka qaarna waxaa lagu eedeeyaa xasuuq dhanka ah shacabka inkastoo ay iska fogeeyaan eedeymaha noocaasi ah.

warar    Somalia247 ---->Sarifka

  Share this article DIB U LAABO  (GO BACK TO HOME PAGE) RIIX To Advertise       SMS TEXT IYO OLYMPIC HAWALA

News  in english    News in somali
Contact news@mareeg.com

UK :Tell 00447737886245:Holland: 0031641973251

Custom Search

 

 


 

 

 

 

 

 

News In English

Somalia: Interior minister travels to Kenya [ Feb-08 ]

Somalia: Al Shabaab foreigner killed in Mogadishu [ Feb-08 ]

Calm returns to somaliland town after large demonstrations [ Feb-08 ]

Somalia: Two killed in Mogadishu shelling [ Feb-07 ]

Somalia: Ethiopian troops cross border [ Feb-07 ]

Somalia: Police commander escapes assassination attempt [ Feb-07 ]

Somalia: Dead body found in prison [ Feb-07 ]

Somalia: Remaining civilians start to flee from Mogadishu [ Feb-06 ]

Somalia: Helicopter seen over southern town [ Feb-06 ]

somali minister -Al-shabab had burnt Bakara market in Mogadishu [ Feb-06 ]

Somalia: Somali Government confirms armed groups run country’s economical location [ Feb-06 ]

Somalia: Government to close embassies in Europe [ Feb-05 ]

Somalia: Government planning heavy attack against rebels [ Feb-05 ]

Somalia: UN delegation visits Mogadishu [ Feb-04 ]

Somali legislators debate Kenyan actions,submit a motion to the speaker [ Feb-04 ]

Somali- Holland based journalists' conference ends with good outcome [ Feb-03 ]

Somalia: Selling of Human organs underway in Somaliland [ Feb-03 ]

Somalia: Kenyan police tear ID letter from a Somali immigrant [ Feb-03 ]

Somalia Agriculture and its Current Problems [ Feb-03 ]

Somalia: Fire destroys property in Mogadishu market [ Feb-03 ]

Somalia: Sheikh Aweys rebuffs al Shabaab statement [ Feb-02 ]

Somalia: More than hundred Somalis deported back to Mogadishu [ Feb-02 ]

Somali government to vary its political strategy [ Feb-02 ]

Somalia: Islamist leader denies his group joined al Shabaab [ Feb-02 ]

Somalia: Islamist group merges al Shabaab [ Feb-01 ]

Fresh fighting between Islamists, armed group breaks out in southern Somalia [ Feb-01 ]

Somalia: Military planes seen over central town [ Feb-01 ]