Welcome to Mareeg Online, Maalinta oo Ah

           

Bashir Jammah
Ahalada,  Asxaabta   reer Cumar Cosoble Raage Taci U Dirayan
Beware the BBC Somali Service
 

BBC Somaali
Buuhoodle
Bulsho
Ceeldheer net
Cadaado.Net
Cayaaraha
Djibouti Net
Goobjoog
Gedonet
Galdogob
HornAfrik Online  
Hamarey
hanuunka Islaamka
Jiimo Net
Lafoole
Midnimo.com
Mudulood  
Mareeg.com
Nugaal

Onkod
Puntlandpost
Qaranimo.com
Qorahay Online     
Ruunkinet

shabelle.net 
Shaxda
Shareero
Saafi Studio
Suxufi
Somali Weyn

Somali Education
Somaliland
Somali Sunah
Somalijournal
SomaliNet
Somaliwide
Somalitalk.com  
Somalidoon
SBC Online

TVSomalilandeurope
Somaali
Wardoon
Warsan
Waagacusub
Yoobsan

 

 

Wariye Cabdalla Nuuradiin oo ka tirsan Idaacadda Horn Afrik oo xalay lagu dhaawacay Xaafadda Cali Kamiin.

 

Weriye Cabdalla Nuuradiin oo ka tirsan wariyeyaasha Idaacadda Hornafric ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa xalay dhaawac loogu gaystay magaalada Muqdisho isagoo horfadhiya Goob ganacsi uu ku leeyahay Xaafadda Cali Kamiin.

nin ku hubaysan bastoolad oo aan haybtiisa la garanayn ayaa la sheegay inuu weerar ku soo qaaday wariye Cabdalla Nuuraddiin Axmed markaasoo uu saddex xabadood ku dhuftay wariyuhu.

 

Isla markii xabadda ay ku dhacday ayaa waxaa loola cararay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho isagoo isla markii halkaa lagu qalay oo laga soo saaray xabadihii lagu dhuftay.

 

Xabadaha ayaa waxay uga dhaceen mid gacanta,midna feeraha iyo midka sedexaad oo iyaduna uga dhacday Lugaha, Cabdalla Nuuradiin ayaa lagu soo waramayaa in saakay Xaaladiisu Caafimaad ay tahay mid koomo ku jirto isagoo ay ku xeran tahay qalabka neefta.


waxaa dhaawaca loo gaystay wariye C/dalla Nuuraddiin Axmed waxaa si wayn uga naxay shacabka magaalada Muqdisho oo ay si wayn u xiiseeyaan barnaamijyada Cabdalla Nuuradiin Axmed uu kaga qoran yahay idaacadda Hornafric iyo qaabka uu u daadihiyo barnaamijyada sidoo kale ka baxa TV-ga Horn Afrik.

 

Bashiir Maxamed C/qaadir (Al-Bashiir)

Al_Bashiir@hotmail.com

info@mareeg.com

Muqdisho

 

SUAL  AH AMA RA'YE   NAGALA SOO XIRIIR Email to Info@mareeg.comNedstat Basic - Free web site statistics© 2001-2005 mareeg.com   ©All rights reserved mareeg.com